Laftagareen oo Balan qaad u sameeyay dadkii laga soo Masaafuriyay Laascaanood (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Gudiga Taakulaynta Walaalaha laga soo musaafuriyey Magaalada Laascaanood ee Maamulka Soomaliland.   Madaxweynaha ayaa ugu horeyn warbixin ku saabsan waxyaabaha u qabsoomay ka dhagaystay Gudiga waxaana ay tilmaameen in waxba ay ku guuleysteen sida helida goobo ku meel gaar ah … Continue reading Laftagareen oo Balan qaad u sameeyay dadkii laga soo Masaafuriyay Laascaanood (Sawirro)